Ku Saabsan Deeqda Waxbarasho
Deeqdan waxbarasho waxaa ka faa’iidaysan kara ardayda ka soo qalin-jabisay jaamacadaha ku yaalla Puntland, gaar ahaan kuwa buuxiya shuruudaha lagu xusay deeqdan waxbarasho.
Faahfaahinta deeqda, shuruudaha looga baahan yahay codsadayaasha iyo habraaca codsiga waxaa lagu faahfaahiyey link-ga hoose.
Shuruudaha Guud
- Xogta codsaduhu waa inay noqotaa mid sax ah oo dhammaystiran.
- Dhammaan dukumentiyada loo baahan yahay waa in la soo geliyaa/upload-gareya meelaha loogu tala-galay.
- Codsaduhu wuxuu deeqdan waxbarasho u soo codsan karaa hal codsi oo keliya.


